Category Archives: Uncategorized

War-saxaafadeed: Hawlaha u qabsoomay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal

Muqdisho (1da Diseembar, 2020): Shirkan Jaraa’id waxaan u qabannay inaan ku iftiiminno waxyaabihii u qabsoomay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal oo labadii toddabaad ee u dambeysay shirar joogta ...

Read More

Cabaas Maxamed Axmed

Murashax Xildhibaan – Cabaas Maxamed Axmed Wuxuu ku dhashay waxna ku bartay magaalada Muqdisho. Waa indheergarad Aqoonyahan ah, ka soo jeeda qoys diinta lagu yaqaan, waa nin dhallinyaro ah aad ...

Read More

Cali Maxamed Maxamuud (Joqombe)

Murashax Xildhibaan –  Cali Maxamed Maxamuud (Joqombe)   Murashax Xildhibaan Cali Maxamed Maxamuud (joqombe),  wuxuu ku dhashay deegaanka Gidheys, ee ka tirsan Degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud, sanadkii  1965, waxbarashadiisii ...

Read More

25 Musharrax ayaa u tartamay Madaxweyne 2012

Guddiga doorashada madaxtinimada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay liiska dadka u tartamaya doorashada Madaxweynaha, kadib markii ay gabagabeeyeen qabashada araajida. Guddigu waxa ay sheegeen in muddo hal saac ah ay ugu ...

Read More

Prof. Shariif Sh. Cismaan

Murashax Xildhibaan –  Prof. Shariif Sh. Cismaan Prof. Shariif Sh. Cismaan, waa aqoonyahan muddo ku soo jiray waxbarashada, wuxuu waxbarashadiisii inteeda badan ku dhameeyay dalka, halka shahaadooyinkiisa Materka iyo PhD ...

Read More

Maryan Axmed Geeddi 

Musharax Xildhibaan – Maryan Axmed Geeddi  Maryan Axmed Geeddi, waxay ka mid tahay bahda Warbaahinta 10 sano ugu danbeeyey waxay ka shaqeeynaysay Warbaahinta Dalka, waxay wax ku baratay Dalka, waa ...

Read More

Musharax Xildhibaan Dr. Xuseen Cabdi Cilmi

Musharax Xildhibaan – Dr. Xuseen Cabdi Cilmi Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, waa aqoonyahan sharci yaqaan ah haysta shahaadada PHD, wuxuu wax ku soo bartay Dalalka Suudaan iyo Masar, wuxuu ku ...

Read More

Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri)

Murashax Xildhibaan – Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) waa mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka 10-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. Mudanaha oo ku dhashay degmada Baardheere ...

Read More

Maxamuud Xayir Ibraahim

Murashax Xildhibaan – Maxamuud Xayir Ibraahim Maxamuud Xayir Ibraahim waa mudane ka tirsan barlamaanka 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kaas oo sidoo kale ah Wasiiru Dowlaha Maaliyadda ee Xukuumadda Federalka. ...

Read More

Da’uud Maxamed Cumar

Murashax Xildhibaan – Da’uud Maxamed Cumar Da’uud Maxamed Cumar waa xildhibaan ka tirsan barlamaanka 10-aad ee Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya ee 2017-2020. Da’uud waxa uu ka mid yahay mudaneyaasha doorashadii ...

Read More
12